Talooyin ku socda Madada Dowladda Federaalka ee ku aaddan wadahadalada Somaliland

Inta aanan u gelin talooyinka aan siinayo Dowladda Federaalka ee ku aaddan wadahadalada ay la galeyso maamulka Somaliland ee ay wax ka dhistay Jabhaddii SNM ee qeybta ka ahayd dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay, Aan marka hore ka waramo muhiimadda ay leeyihiin wadahadaladan iyo danta ay ka leeyihiinba kuwa majaraha u hayo maamulka Somaliland … Continue reading Talooyin ku socda Madada Dowladda Federaalka ee ku aaddan wadahadalada Somaliland